Dowlada Denmark oo meel marisay sharci yaab leh oo ka dhan ah soo galootiga

Dowlada Denmark ayaa soo saartay sharci lala yaabay oo dhigaya in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo kuwa dembiyada gala ay geynayso jasiirad lagu magacaabo Lindholm. Jaziiradan ayaa ayaa ah meel lagu baaro xaywaanada qaba cudurada kala duwan, qaxootiga aan sharciga haysan  iyo dadka danbiyada galay ayaa jasiiradan la gaynayaa wixii ka dambeeyey sanadka 2021. … Continue reading Dowlada Denmark oo meel marisay sharci yaab leh oo ka dhan ah soo galootiga